(Daawo Sawirro) Maxay ka wada hadleen Shiikh Shariif & Guddoomiye Cumar Filish?

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Mundane Cumar Max’uud   Maxamed (Cumar filish) Madaxweynihii  Hore ee Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Mudane Shariif Shiikh Axmed ayaa caawa kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho Labada masuul ayaa kawada hadlay arrimaha doorashooyinka amniga Caasimada iyo qaboojinta Xasaradaha ka soo Cusbooday  Arrimaha doorashooyinka Dalka sida lagu sheegay qoraal … Continue reading (Daawo Sawirro) Maxay ka wada hadleen Shiikh Shariif & Guddoomiye Cumar Filish?